Madaxweyne Farmaajo oo Eedeyn kulul u jeediyay maamul goboleedyada dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay kulan la qaatay Jaaliyada Soomaaliyeed ee kunool magaalada Jubba ayaa eedeyn u jeediyay hogaanka maamul goboleedyada dalka. Farmaajo ayaa sheegay nidaamka Federaalka ee caalamka ka jira iyo kan Soomaaliya ka jira sida uu u shaqeeyo ay kala duwan yihiin, isagoona ku eedeeyay Hogaanka maamulada Soomaaliya … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo Eedeyn kulul u jeediyay maamul goboleedyada dalka